Looking for something?

Find it in our extensive resource library!

Smart Filters

  • Reset
  • Services

  • Who it's for

  • What it’s about

  • Format

View: 52

Download: 2

Waaxda Gurmadka Talo ku Saabsan Maamulka Cunug Xummad Qabo (feverish child – Somali)

Waa maxay xummada?

Heer-kulka caadiga ah ee jirka waa 37°C.

Haddii heer-kulka jirka sarreeyo (ka badan 38°C markii la cabbiro) badanaa waa calaamad in jirka bukado.

Cunuggaaga wuxuu dareemi karaa kulayl iyo dhidid iyo wuxuu u ekaan karaa qof xanuunsan, dhaxmoonaayo iyo jirka ayaa casaan noqon karo.

Maxaan samayn karaa si aan u caawiyo cunuggayga?

  • Si joogto ku dhirri-geli iyo sii dareere
  • Cunuggaaga dhar yar ama dhar badan ha ku lebisin
  • Markuu cunuggaaga xanuunsan yahay, sii daawada paracetamol (haddii uu ka wayn yahay 3 bilood jir)
    • AMA ibuprofen (haddii uu ka wayn yahay 6 bilood jir).

Labada daawo hal mar HA ISKU SIININ laakiin daawada kale sii ka dib markii uusan ku fiicnaanin daawada koowaad.

  • Paracetamol waxaad siin kartaa 4 saac walba
    • Ha siinin in ka badan 4 qiyaas 24 saac walba
  • Ibuprofen waxaa la siin karaa 6 saac walba
    • Ha siinin in ka badan 3 qiyaas 24 saac
  • Raac tilmaamta qiyaasta daawada lagu siiyey
  • Baar cunuggaaga habeenimada
  • Cunuggaaga ka fogey dugsiga/goobta lagu xannaaneeyo carruurta intii uu ka jiran yahay
  •  Ka eeg jirkiisa firiiricyo
  • Ka baar caalamadaha dareere-yarida oo ay ka mid yihiin:
    • 10 saac ka badan uusan kaadinin ama daaybarka in yar qoyaan noqonanin
    • Caajisan ama hurdo badan
    • Indho quudsan
    • Neefsashada isku beddeley mid deg-degsan ama ka tartiibsan iyo xooggan
    • Af, carab iyo faruuro qalalan ama ilin la’aan
    • Qaybta jilacsan ee dusha sare ee madaxa dhallaanka oo si ka badan sida caadiga hoos u quusan
    • Markii maqaarka labo far la isku qabto oo hal ama labo ilbiriqsi si sare u istaago

Talo caafimaad raadi haddii

  • Cunugga ku dhaco qalal
  • Cunugga ka soo baxo firiiric oo aan baabi’in ka dib markii galaas la saaro (sida sawirka hoose)
  • Aad u malayso in xaaladda cunuggaaga sii xumaanaayo
  • Si ka badan uga wel-welsan tahay goorta ugu dambeysey aad baartey
  • Xummada ay socoto in ka badan 5 maalmood
  • Haddii cunuggaada muujiyo calaamado dareere-yari
  • Haddii aad wel-welsan tahay ama ka walaacsan tahay xannaanaynta cunuggaada
  • Haddii cunuggaada ka yar yahay 3 bil jir iyo xummad qabo

Talo caadimaad waxaa laga raadsan karaa GP’ga, khadka telefoonka NHS 111 ama la xiriir kooxda isbitaalka ee goorta koowaad arkey cunuggaada.

Meningitis rash shown under a glass

Is something missing from this resource that you think should be included? Please let us know

Contact us

Disclaimer

Please note this is a generic information sheet relating to care at Sheffield Children’s. The details in this resource may not necessarily reflect treatment at other hospitals. This information is not intended as a substitute for professional medical care. Always follow your healthcare professionals’ instructions. If this resource relates to medicines, please read it alongside the medicine manufacturer’s patient information leaflet. If you have specific questions about how this resource relates to your child, please ask your doctor.

How useful did you find this resource?*

NHS

Western Bank
Sheffield
S10 2TH

United Kingdom

Switchboard: 0114 271 7000

Interesting Facts


We’ve got a special MRI scanner just for teddies so children can see what it’s like before they have a scan.

Help to transform our extraordinary hospital into something even better.

Sheffield Children's@SheffChildrens
RT @HelipadHELP: @SheffChildrens Nearly there! ❤️ So pleased we can help make your dream a reality! It will make such a huge difference to…

By continuing to use the site, you agree to the use of cookies. more information

The cookie settings on this website are set to "allow cookies" to give you the best browsing experience possible. If you continue to use this website without changing your cookie settings or you click "Accept" below then you are consenting to this.

Close